Site icon Qaamuus

jawaabta

gugac
(m.l)

ld guguc¹.

gugac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gcay, -gacday)

ld guguc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gugac

onkod [m.l] (-dyo, m.dh)
Shanqar weyn oo kolkay daruuraha biyaha leh isku dhacaan ka yeerta; gugac. ld unkod.

onkod [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Daruuro biyeysan oo isku dhacay shanqarid; gugacid.

guguc [m.l]
Onkod. ld gugac¹.

guguc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gcay, -gucday; -gci)
Onkod sameyn. ld gugac².

hanqar [m.l] (-rro, m.dh)
1. Onkod, gugac. 2. Qarax, biriq.

hanqar [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Cod weyn oo sida gugaca iwm oo kale ah bixin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version