guhaad
(m.dh)1. Baxaalli; dabci. 2. Caro, xanaaq.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guhaad ↴
guhaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Qof ka caraysiin. 2. Qof guubaabin.
guhaadin [m.f.dh]
eeg guhaadi. ld guhaadis.
guhaadis [m.l]
ld guhaadin.
gurxan [m.l]
Cod gaar ah oo nafleyda qaarkeed samayso oo badanaa ku lug leh guhaad ama wax doon (libaax, ey, iwm).
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg