gulfid
(m.f.dh)eeg guluf². ld guluf¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gulfid ↴
guluf [m.l]
1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3. ld gulfid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg