Site icon Qaamuus

jawaabta

guluf
(m.l)

1. Koox yar oo fardooley ah oo dagaal u jeedda. 2. Orod aan xawli ahayn oo waqtiga dhiillada iyo colaadda la sameeyo. 3. ld gulfid.

guluf
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lfay, -luftay; -lfi)

1. Koox yar oo fardooley ah dagaal aadid. 2. Orod aan xawli ahayn waqti coolad iyo dhiillo jirto samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh guluf

bahgulufto [m.dh]
Dugaagga intiisa aan gaatamin oo orodka wax ku dila.

gulfid [m.f.dh]
eeg guluf². ld guluf¹ (3).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version