gumaadid
(m.f.dh)eeg gumaad². ld gumaad¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaadid ↴
askax [m.dh]
1. Geed dhirta yaryar ka mid ah oo mirihiisa ceeriinka lagu cuno. 2. Miraha geedka askaxa. 3. A. ka dhig: gumaadid. ld askaax.
gumaad [m.l]
1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.
gumaad [m.l]
1. Baabi'inta wax la baabi'iyo. 2. ld gumaadid.
gumaad [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-aaday, -aatay)
Wax baabi'in.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg