gumaaxid
(m.f.dh)eeg gumaax². ld gumaax¹ (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh gumaaxid ↴
gumaax [m.l]
1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.
gumaax [m.l]
1. Bir aan af ama caarad dhuuban lahayn. 2. ld gumaaxid.
gumaax [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-xay, -xday)
Bir wax aan af ama caarad dhuuban lahayn ka dhigid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg