haayirid
(m.dh)ld haajirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haayirid ↴
haajirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haajir². ld haajir¹ (2), haayir¹ (3), haayirid. haajir, haayir, haayirid
khaayirid [m.f.dh]
eeg khaayir².
haayir [m.l] (-rro, m.l/dh)
1. Col weyn oo hubaysan. 2. Libaax badeed weyn oo dadka cuna. 3. ld haajirid.
haayir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
ld haajir².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg