habayn
(m.f.dh)eeg habee. ld habays.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habayn ↴
caddo [m.dh]
1. Dayaxa labadiisa toddobaad ee hore. 2. Habayn dayax leh.
dhabayn [m.f.dh]
eeg dhabee.
dibuhabayn [m.dh]
1. Hagaajinta lagu sameeyo maamul, nidaam, waxbarasho iwm. 2. Dayactir.
dibuhabayn hiddoside [m.l] (-dyaal, m.l/dh)
D.ta h.yaal isku xidhan si uu u dhaco isutallow.
dubbadhac [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday; -dhici)
Isku d.: is abaabulid; is habayn.
dubbarrid [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-day, -dday)
Isku d.: wax abaabulid; wax habayn.
dugdhabayn [m.f.dh]
eeg dugdhabee.
habays [m.l]
ld habayn.
kalasoocid [m.dh]
(baay.) Habaynta noolayaasha iyada oo loo kala qaybinayo kooxo taxane ah, laguna salaynayo fisiyoolajigooda, anatamigooda, bayokiimiko ahaan ama xidhiidho kale oo ka dhexeeya.