habsaan
(m.l)1. Daahid qof ka daaho meel laga sugayey. 2. H. ah: Qof ka daahay meel laga sugayey. 3. ld habsaamid.
habsaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)Wax dib u dhacay ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh habsaan ↴
raag [m.l]
1. Waqtiga uu shay soconayo, muddo. 2. Daah, habsaan.
habsaamid [m.f.dh]
eeg habsaan². ld habsaan¹.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg