hadalhee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay, -haysay)1. Wax muhimad gaar ah la siiyo wax ku saabsan sheeggiddiisa ku celcelin. 2. Qof maqan wax ku saabsan sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hadalhee ↴
hadalhayn [m.f.dh]
eeg hadalhee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg