Site icon Qaamuus

jawaabta

halacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Wax iyadoo aan la bisleynayn olol ku dubasho. 2. Iyadoo aan laga bogan wax eegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halacso

halacsasho [m.f.dh]
eeg halacso. ld halacsad, halacsi.

halac [m.l]
1. Uumi kulul. 2. Olol. 3. H. ah: qof hamuun gorayo leh ama aad u cir weyn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version