halakaysan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-snaa, -snayd)Wax halako ku dhacday ahaansho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halakaysan ↴
halakaysnaan [m.f.dh]
eeg halakaysan. ld halakaysnaansho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg