halaqjalaqlee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -leysay)Arrin laga hadlaayo wax yar ka sheegid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh halaqjalaqlee ↴
halaqjalaqlayn [m.f.dh]
eeg halaqjalaqlee.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg