Site icon Qaamuus

jawaabta

haldhac
(m.l) (-cyo, m.dh)

1. Eray ama hadal aan la doonayn in la sheego oo si aan loo qasdiyin u soo dhacay. 2. Deelqaaf; gaf. 3. (u) Miro bislaaday oo soo daatay.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haldhac

haldhacsad [m.l]
ld haldhacsasho.

haldhacsasho [m.f.dh]
eeg haldhacso. ld haldhacsad, haldhacsi.

haldhacsi [m.l]
ld haldhacsasho.

haldhacso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Geed miro bislaaday daadin. 2. Ka h.: xog la qari-nayey cid ka helid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version