haldhan
(m.l)Badar buunshadii laga saaray.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haldhan ↴
haldhami [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Badar haldhan ka saarid.
haldhansad [m.l]
ld haldhansasho.
haldhansan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Badar wax haldhankii laga saaray ahaansho.
haldhansanaan [m.f.dh]
eeg haldhansan. ld haldhansanaansho.
haldhansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld haldansanaan.
haldhansasho [m.f.dh]
eeg haldhanso. ld haldhansad, haldhansi.
haldhansi [m.l]
ld haldhansasho.
haldhanso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Badar haldhan kala bixid.
siji [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Badar la tumay, haldhan, buunshe iwm u kala saarid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg