hanfad
(m.l)Illaawidda wax la illaawo degdegsiinyo iyo fudayd dartiis. ld handad¹.
hanfad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)Ka h.: Wax degdegsiinyo iyo fudayd dartiis la illaawid. ld hanfad².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanfad ↴
handad [m.l] (-dyo, m.dh)
. 1. ld hanfad ¹, hanfaf. (-dyo, m.dh) Hinqasho, boodid. 2. ld haddidid. 3. ld handadid.
handadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Cid sasin. ld hanfadi.
handadid [m.f.dh]
1. ld handad ¹, hanfadid. eeg handad². 2. ld haddidid.
handadin [m.l]
eeg handadi. ld hanfadin.
hanfade [m.l] (-dayaal, m.l/dh)
Qof illow-shiinyo badan oo fudud.
hanfadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2]
(iyay, -isay) ld handadi.
hanfadid [m.dh]
ld handadid.
hanfadin [m.dh]
ld handadin.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg