hanuunid
(m.f.dh)eeg hanuun³.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hanuunid ↴
hanuun [m.l]
Raacidda la raaco waddada toosan ee Eebbe jideeyey.
hanuun [Falkaab | Adverb]
Aad iyo aad, si weyn. Tus. “Beerka hanuun buu i xanuunayaa”.
hanuun [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-nay, -ntay)
Qof xume u samayn jirey ka waantoobid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg