Site icon Qaamuus

jawaabta

hawlkar
(Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate)

H. ah: qof hawsha qabashadeeda karti dheeraad ah u leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlkar

hargaanti [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-iyo, m.l)
1. Qof ugaarsashada aad u yaqaan. 2. Qof hawlkar ah.

hawlkarnimo [m.dh]
Hawlkar ahaansho.

keligillabe [m.l] (-bayaal, m.l/dh)
Nin hawlkar ah oo shaqo kasta ku wanaagsan.

maddaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Qof aan hawsha ka daalin, hawlkar.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version