Site icon Qaamuus

jawaabta

hawlmaalmeed
(m.l)

Shaqo maalin la qabto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hawlmaalmeed

aqool [m.l] (-llo, m.dh)
1. Waqtiga hawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryaha loo noqdo. 2. Sida cuntada loo qaybiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version