haybso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)1. Cid haybtiisa weyddiin. 2. Cid wax weyddiisasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haybso ↴
haybsasho [m.f.dh]
eeg haybso. ld haybsad, haybsi.
hayb [m.dh]
Qolo, tol, jinsiyad iwm oo ay cidi ka soo jeeddo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg