Site icon Qaamuus

jawaabta

haydaaro
(m.dh)

1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaaro

haydaaree [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-eeyay, -eeysay)
Cid haydaaro u gaysasho.

haydaarto [m.dh]
ld haydaaro.

haydaar [m.l]
eeg haydaaro. haydaaree

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version