Site icon Qaamuus

jawaabta

haydaarto
(m.dh)

ld haydaaro.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydaarto

haydaaro [m.dh]
1. Dhib, luggooyo iwm oo cid loo geysto. 2. Weyddiin badan oo cid aan wax hayn la weyddiiyo. ld haydaarto.

haydaar [m.l]
eeg haydaaro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version