Site icon Qaamuus

jawaabta

haydal
(m.l)

h. ah: neef ido ah oo caato ah.

haydal
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-lay, -ashay)

Neef ido ah caatoobid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haydal

haydalan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Neef ido ah wax caatoobey noqosho.

haydalan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lmay, -lantay; -lmi)
Neef ido ah wax caato ah ahaansho.

haydalid [m.f.dh]
eeg haydal².

haydalmid [m.f.dh]
eeg haydalan¹.

haydalnaan [m.f.dh]
eeg haydalan². ld haydalnaansho.

haydalnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld haydalnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version