Site icon Qaamuus

jawaabta

haylaan
(m.l)

1. Shuban aan la celin karin. 2. ld haylaamid.

haylaan
(m.dh) (-aamo, m.l)

1. ld hayl¹. 2. Faraqyada maryaha.

haylaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Wax shuban isku habeediyey noqosho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh haylaan

hayl [m.dh] (-lo, m.l)
1. Summad xoolaha loo yeelo iyadoo dhegta in yar hoos loo jeexayo. 2. Mirraaq yar oo maro dacalkeeda laga jeexay. ld haylaan².

haylaamid [m.f.dh]
eeg haylaan³. ld haylaan¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version