heeg
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)Neef lug hore iyo lug dambe iskaga xirid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heeg ↴
eedsheegasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg eedsheego. eedsheego
eedsheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
Godob laga galay sheegasho.
qaansheeg [m.dh] (-gyo, m.l)
(dhaq.) Qoraal cid lagu weyddiinayo badeeco ay hore u qaadatay qiimahooda in ay bixiso.
qaansheegte [m.l] (-tayaal, m.l/dh)
Qof qaansheeg soo qortay.
saam [m.l]
Kaltanka heeganka.
beensheeg [m.l]
1. B. ah: beenlow. 2. ld beenshegid.
beensheegid [m.dh]
Ku hadlidda qof hadal been ah ku hadlo. ld beensheeg (2).
dansheegad [m.l]
ld dansheegasho.
dansheegasho [m.f.dh]
eeg dansheego. ld dansheegad.
dansheego [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-gtay, -gatay)
U d.: qof muraad uu leeyahay qof u sheegasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg