heehaab
(m.l)ld heehow¹.
heehaab
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-bay, -btay)ld heehow².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heehaab ↴
daruur [m.dh] (-ro, m.l)
Caad biyo xambaarsan oo cirka iyo dhulka dhexdooda heehaaba.
guulaamee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-meeyay, -meysay)
Daruuro badan oo biyeysan cirka heehaabid.
heehaabid [m.f.dh]
eeg heehow². ld heehow¹.
heehow [m.l]
Sabbeynta wax fudud biyo dushooda ama hawada dhexdeeda dul sabbeeyaan. ld heehaabid.
heehow [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-haabay, haabtay; -haabi)
Wax fudud biyo, hawo iwm dul sabbayn. ld heehaab².
jel [m.l] (-lal, m.l)
(fiis.) Heehaab layofilik ah oo caadi ahaan deggan laakiin lagu khasbi karo, marka uu ku suganyahay xaalado gaar ah, inuu qayb xinijiroobo.
sabbee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-beeyay, -baysay)
Biyo, hawo iwm dul heehaabid.
socodka barawn [m.l]
(fiis.) Socodka hablaawaha joogtada ah ee saxarada maatarka (ugu dhawaan dhexroor 1æm ah) marka ay dul heehaabayaan hoor.