Site icon Qaamuus

jawaabta

heello
(m.dh) (-ooyin, m.l)

Nooc heesaha jacaylka ah ka mid ah oo waayadii hore la qaadi jirey.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heello

heellan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
1. Qof wax u dhega nugul ahaansho. 2. Qof wax u diyaar ah ahaansho. ld heelloon.

heelloon [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld heellan.

heelloonaan [m.dh]
ld heellanaan.

heelloonaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld heellanaan.

heel [m.l]
1. Meel, ood, buuro iwm ay ku wareegsanyihiin. 2. Agagaar.

heel [m.dh]
Hoore yar oo weel salkiisa ku haray.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version