heemaar
(m.l)1. Budo yar oo lagu bitiyo subag la shiilayo si xantadu hoos u degto. 2. Heerka uu sameeyo dareere weel ku jira. 3. Hoore yar oo weel salkii ku jira.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heemaar ↴
heemaari [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax heensasho.
heemaarin [m.f.dh]
eeg heemaari.
heemaarsad [m.l]
ld heemaarsasho.
heemaarsasho [m.f.dh]
eeg heemaarso. ld heemaarsad, heemaarsi.
heemaarsi [m.l]
ld heemaarsasho.
heemaarso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
1. Wax heensasho. 2. Wax dufan ka qaadasho.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg