Site icon Qaamuus

jawaabta

heesaa
(m.l) (-aayaal, m.l/dh)

Qof heesta ku luuqayn yaqaana.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh heesaa

heesaannimo [m.dh]
Heesaa ahaansho.

hoobal [m.l] (-llo, m.dh)
1. (riw.) Qof heesaa ah ama jila riwaayadaha. 2. Qof dheela ciyaaraha. 3. Shaydaanka ugu weyn cayaaraha la tunto. ld hobol.

maansayahan [m.l]
Qof maanso curinta yaqaan; gabyaa; heesaa; laashin.

hees [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-so, m.l)
Tix hab dhisan leh oo lagu luuqeeyo.

hees [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-say, -stay)
Hees qaadid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version