hibee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-beeyay, -beysay)Wax, hibo u bixin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hibee ↴
dhibee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Xoolo dhib ku daweyn.
hibeyn [m.f.dh]
eeg hibee.
naftihure [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
N. ah: qof naftiisa u hibeeya difaaca dalkiisa, dadkiisa, dantiisa iwm.
tufan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-fnaa, -fnayd)
Wax la hibeeyey ahaansho.
waqaf [m.l]
Hanti maguurto ah oo Ilaah dartiis loo hibeeyay.
hib [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
Cod lagu muujiyo wax ilaa qarka la buuxiyo.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg