Site icon Qaamuus

jawaabta

hibo
(m.dh)

Deeq aan dan gaar ah laga lahayn oo cid la siiyo.

hibo
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-btay, -batay)

Dhacdo la dhibsado dib u xasuusasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hibo

uurkubaalle [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-layaal, m.l/dh)
1. Qof hibo loo siyey in uu ogaado waxa dhici doona. 2. Faras ama nin aad u dheereeya.

hibasho [m.f.dh]
eeg hibo².

hibee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Wax, hibo u bixin.

mowhibo [Magac Dheddig | Noun Feminine]
(dii.) Hibo waxgarasho oo Eebbe ku manaysto dadka qaarkiis.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version