Site icon Qaamuus

jawaabta

hiddo-barasho
(m.dh)

(baay.) Laan ka mid ah cilmiga bayoolojiga oo ku shuqul leh barashada hiddaha iyo kala duwanaanshaha.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiddo-barasho

hiddo-barasho tirada dadka [m.l]
(baay.) Barashada filiqsanaanta, dhaxlidda, kala duwananshaha koox noole ah oo isku sinji ah.

iyukaaryootig [m.dh] (-gyo, m.dh)
(baay.) Noole ka kooban unugyo, ay ku jiraan walxaha hiddo-barasho oo leh bu'muuqata.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version