higgaadis
(m.l)ld higgaadin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh higgaadis ↴
higgaadin [m.f.dh]
eeg higgaadi. ld higgaadis, hikaadin, hikaadis, hingaadin, hingaadi.
higgaad [m.dh]
Ku dhawaaqidda ama qoridda xuruufta erey ka koobanyahay. ld hikaad, hingaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg