hiilee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-leeyay, -leysay)Dab iwm hiil ku shubid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiilee ↴
dhadhaab-shiileed [m.l] (-dyo, m.dh)
(jool.) Dhagxaan ka timid magma dhalaashan oo adkaatay, waana mid ka mid ah saddexda nooc ee dhadhaabaha ee qolofka dhulku ay ka koobantahay.
hiileyn [m.f.dh]
eeg hiilee.
hiileysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la hiileeyay ahaansho.
qubbad shiileed [m.dh] (-dyo, m.dh)
(jool.) Gobol dhadhaabo shiileed ah oo ka samaysma magma dhulka kor u soo gashay oo badanaa ka kooban dhadhaabta garanaytka.
shiilee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -laysay)
Dhagax aad u kulul hoore ku kululayn.
hiil [m.dh]
Digo xoolaad oo uruurtay.
hiil [m.l]
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.
hiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay; -iishay)
ld hiili.