Site icon Qaamuus

jawaabta

hiilli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

ld hiili.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiilli

ficil [m.l]
1. ld ficilo. Dareen cid loogu hiillinayo. 2. (afcaal, m.dh/facaayil, m.l) Waxqabad.

hiili [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Qof, qof kale uga danaanin. ld hiil², hiilli.

hiilin [m.f.dh]
eeg hiili. ld hiilid, hiilis, hiillin, hiillis.

hiillin [m.dh]
ld hiilin.

hiillis [m.l]
ld hiilin.

kalaxigso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Labo qof oo wax isku haysta midkood u hiillin.

meelnoqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qday, -qotay)
1. Ka m.: cid ka hiillin. 2. L. m.: cid u hiillin.

shiillimaad [m.l]
Shiilidda wax la shiilo. ld shiilid.

hiil [m.dh]
Digo xoolaad oo uruurtay.

hiil [m.l]
Taageero la siiyo laba qof ama ka badan oo wax isku haysta midkood. ld hiillo.

hiil [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-lay; -iishay)
ld hiili.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version