Site icon Qaamuus

jawaabta

hikaadi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

ld higgaadi.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hikaadi

higgaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xuruufta erey ka koobanyahay qorid ama ku dhawaaqid. ld hikaadi.

higgaadin [m.f.dh]
eeg higgaadi. ld higgaadis, hikaadin, hikaadis, hingaadin, hingaadi.

hikaadin [m.dh]
ld higgaadin.

hikaadis [m.l]
ld higgaadin.

kici [Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. (f.g) Wax fadhiya istaajin. 2. (f.g) Qof hurda toosin. 3. (f.g) Qoraal hikaadin. 4. (f.g) Matoor iwm howlgelin. 5. (f.mg) Ku k.: col meel ku weerarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version