hilible
(m.l) (-layaal, m.l/dh)1. Qof hilibka ka ganacsada; kawaanle. 2. Kawaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilible ↴
hiliblee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-leeyay, -leysay)
Hilib ka ganacsasho.
hilibleyn [m.f.dh]
eeg hiliblee.
hilib [m.l] (-lbo, m.l)
Jiirta iyo baruurta ka baxda oogada nafleyda.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg