Site icon Qaamuus

jawaabta

hilif
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-fyo, m.l/dh)

1. Cad yar oo maro, derin, raar iwm oo duug ah. 2. Ruux bar yar.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilif

dabadhilif [m.l] (-fyo, m.dh)
Cid, cid kale si midiidinnimo ah danaheeda ugu fulisa.

dabadhilif [m.dh]
Barida idaha lafta yar ee dhuuban ee ay ku dhammaato.

dabadhilifnimo [m.dh]
Dabadhilif ahaansho.

dhilif [m.l] (-lfo, m.l)
Mara yar oo calal ah; duug.

hil [m.l] (-lal, m.l)
1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.

hil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin. 2. (f.g) Wax dhowraarin u yeelid. 3. (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version