Site icon Qaamuus

jawaabta

hiloobid
(m.f.dh)

eeg hilow².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiloobid

buseel [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-eelay, -eeshay)
U b.: wax u hiloobid; tebid.

insaarax [m.dh]
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.

insaarax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².

xiis [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-say, -stay)
1. (f.g) Xargo dhowr ah isku soohid. 2. (f.mg) U x.: wax u hiloobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version