hilow
(m.l)Dareen jacayl ku jiro oo qof ama meel loo qabo.
hilow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)Xiiso qof ama meel u qabid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hilow ↴
boholyow [m.l]
1. Dareen rabitaan oo ku dhasha qof marka wax uu jeclaa araggooda ka raago; hilow. 2. ld boholyoobid.
daltabyeysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Nafley dalkeedii u hilowday ahaansho.
dhilowyahan [m.l]
Geed yar oo caleemo jilijilicsan leh oo geedaha ku dul baxa.
hiloobid [m.f.dh]
eeg hilow².
hil [m.l] (-lal, m.l)
1. Boqol siib oo caw ah oo isku xiran. 2. Meel jiq ah oo webiga jiinkiisa ah. 3. Suuman ama xargo lagu xiro weelasha. 4. In culays ah oo nafley mar qaadi karto (h.kiisa, h.keeda). 5. Jawaan, derin iwm oo dhowraarin looga dhigo qarbadka la dhaansado.
hil [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-ilay, -ishay)
1. (f.g) Weel xarig, suun iwm afka kaga dhuujin. 2. (f.g) Wax dhowraarin u yeelid. 3. (f.mg) Ku h.: gaadiid wax uu qaadi karo saarid.