hindisaad
(m.dh)Abuuridda wax aan hore u jirin oo cusub la abuuro. ld hindisid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hindisaad ↴
hindisid [m.f.dh]
eeg hindis. ld hindisaad.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg