Site icon Qaamuus

jawaabta

hingil
(m.l)

ld hengel¹.

hingil
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ilay, -ishay)

Dibbirid; is'afuufid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hingil

hengel [m.l]
Dibibiro; buurnaan. ld hingil¹.

hingilan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-lnaa, -lnayd)
Wax dibbirsan ahaansho.

hingilid [m.f.dh]
eeg hingil².

hingilnaan [m.f.dh]
eeg hingilan. ld hingil-naansho.

hingilnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld hingilnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version