hinraag
(m.l)1. Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa. 2. Cida libaaxa. ld hiinraag¹.
hinraag
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-gay, -gtay)1. Qof aad u jirran cod weyn soo saarid. 2. Libaax ciyid. ld hiinraag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinraag ↴
hiinraag [m.l]
ld hinraag¹.
hiinraag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Wax meel tuuran noqosho (alaab). ld hinraag².
hiinraagid [m.dh]
Wax meel tuuran ahaansho (alaab). ld hinraagid.
hinraagid [m.f.dh]
eeg hinraag².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg