hinraagid
(m.f.dh)eeg hinraag².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hinraagid ↴
hiinraagid [m.dh]
Wax meel tuuran ahaansho (alaab). ld hinraagid.
hinraag [m.l]
1. Cod weyn oo qof aad u jirran ka so baxa. 2. Cida libaaxa. ld hiinraag¹.
hinraag [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
1. Qof aad u jirran cod weyn soo saarid. 2. Libaax ciyid. ld hiinraag².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg