hir
(m.l) (-rar, m.l)1. Dhaqdhaqaaq biyaha baddu sameeyaan o heerkoodu kor iyo hoos ugu kaco. 2. Muuqaal fog ee caad, bad, buuro iwm ah. 3. Mowjadaha hawada ee baahiya codadka iyo muuqaallada; mowjad.
hir
(m.l) (-rar, m.l)(fiis.) Labid kaleed ee dhextaal ama dululaati. Marka uu hir socdo, garurka ayaa tamarta meel ka kexeeya, geeyana meel kale.
hir
(m.dh)Nafley bar yar oo buuralayda ku nool (ari).
hir
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Meel dheer ka soo muuqasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hir ↴
aakhir [m.l]
1. Kan dambe. 2. Quraanka qaybtiisa damba. ld aakhiritaan. aakhiritaan
aakhiritaan [m.l]
eeg aakhir. aakhir
aakhiro [m.dh]
Meesha iyo nolosha dambe ee lagu noolaan doono marka adduunka laga tago.
aakhirutahan [m.l]
eeg aakhir. aakhir
taabbaggal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay; -geli)
Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.
baahirsaaf [m.l]
ld baxarsaaf. baxarsaaf
kaadishir [m.l]
1. Fal iyo asmo la akhiriyo si qof kaadidu ugu dhegto. 2. ld kaadishirid.
kaadishir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Fal iyo asmo cid ku akhriyid si kaadidu u qabato.
kaadishirid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg kaadishir². ld kaadishir¹ (2).
kaaha-altaratyolet [m.l] (-tyo, m.dh)
(fiis.) Kaahinta birlabdanabeed ee hirbaacoodu u dhexeeya kan midabka cinab sare iyo fallaadhaha-x (x=egs), taas oo ah inta u dhexeysa 400 naanomitiri (nm) iyo 4 naanoomitiri (nm).
h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta
soomaaliga, ahna shibbane.