Site icon Qaamuus

jawaabta

hiyiwaale
(m.l)

1. Kasha waxyaalo saldhig iyo xasilloonaan u diida, ku soo rida; hiyiga waala oo kiciya. 2. ld hirimmaale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hiyiwaale

hirimmaale [m.l] (-layaal, m.l/dh)
Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version