Site icon Qaamuus

jawaabta

hod
(m.dh)

Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.

hod
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Qof dagid; khatalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hod

taa [mu.ti.dh] (kuwaas, w)
Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas (1) taas

waabis [m.l]
Xeelad la rabo in ugaarta la isugu keeno meel lagu hodayo, iyadoo lagu orrinayo.

daahir [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
(dii.) Soo ifbixid; soo bixid. Tus. “Nebi Maxamed (s.c.s) wuxuu soo daahiray muddo laga joogo 14 qarni iyo hodhodho”.

dabakannaax [m.l] (-xyo, m.dh)
Qof busaarad iyo saboolnimo ku koray, oo waa dambe hodmay. ld dibkannaax.

gabac [m.l]
Hodmid meel ama wax lagu hodmo.

gabac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
Hawl, arrin iwm hodid.

hodan [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate] (-nno, m.dh)
H. ah: qof hanti badan leh. ld hodon.

hodan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-dmay, -dantay; -dmi)
1. Qof hanti badan leh noqosho. 2. Wax la dagay noqosho.

h [m.dh]
(ha') Xarafka siddeedaad ee farta soomaaliga, ahna shibbane.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version