Site icon Qaamuus

jawaabta

hodmi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)

Qof hodon ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hodmi

hodmid [m.f.dh]
eeg hodan².

hodmin [m.f.dh]
eeg hodmi.

hod [m.dh]
Meel taag hoostiis ah, godan oo biyo fariisin leh.

hod [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Qof dagid; khatalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version