Site icon Qaamuus

jawaabta

hogee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-geeyay, -geysay)

Hilib hog ku bislayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hogee

boorimo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. God weyn oo hilibka lagu hogeeyo. 2. B. ah: hilib la hogeeyey.

hogeyn [m.f.dh]
eeg hogee. ld hogeys.

hog [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine] (-gag/-go, m.l)
1. Meel hoos u qodan; god. 2. God deb lagu shido oo hilib lagu dubo. 3. God daawo ku jirto oo ariga ama lo'da lagu dhayo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version