Site icon Qaamuus

jawaabta

hoggaamin
(m.f.dh)

eeg hoggaami. ld hoggaamis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh hoggaamin

ohoomi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax wadid ama hoggaamin.

abbaanduul [m.l]
Cilmiga barashada hoggaaminta ciidamada xagga dagaalka. ld ammaanduul.

cadaadis [m.l]
(siyaa.) Waa dawlad awoodsheegasho ku dhisan, caddaalad darro iyo hoggaamin xumo ku darsatay.

cirbaxeen [m.l] (-nno m.dh)
Qof aqoon u leh duulinta ama hoggaaminta dayaxgacmeedka. ld cirbixiyeen.

dagaalgeli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Ciidan dagaallamaya hoggaamin (qof).

duuli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Col dagaal u hoggaamin.

garhay [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-yay, -ysay)
Awr hoggaamin; dad ama wax kale hogaami.

garqaad [Fal Gudbe/Magudbe1 | Verb Transitive/Intransitive1] (-day, -dday)
1. (f.g) Wax hoggaamin. Tus. “Cali baa ragga u garqaaday”. 2. (f.mg) Laba qof ama ka badan oo is haysta u garniqi.

hoggaamis [m.l]
ld hoggaamin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version